Xukuumadda Somaliland Ayaa Ka Digtay In Si Qaldan Loo Fahmo Kaniisad 30 Sano Xirneyd Oo Shaley Dib Looga Howlgeliyey Magaalada Hargeysa(Video)

Wasaaradda arimaha Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa ka hadashay Kaniisad 30 sano xirneyd oo dib looga hwlgaliyey magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland.

Sheekh Khaliil C/laahi Axmed oo ah wasiirka Arimaha Diinta iyo Awqaafta Somaliland ayaa ka digay in si qaldan loo tarjumo arintan.

hoos ka daawo

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here