Madaxweynaha K/Galbeed Oo Maanta Isku Shaandheyn Ku Sameeyey Golaha Wasiirada Maamulkiisa(Akhriso Magacyada)

Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiirada maamulka.

Waxaa meesha ka baxay wasiiro ka tirsanaa golihii hore kadib markii la soo yareeyey tirada guud ee Wasiirada.

Hoos ka akhriso magacyada Wasiirada cusub:

Page1 Page2

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here