Shir Horudhac U Ah Shirweyne Wadatashi Oo Beesha Biimaal Yeelaneyso Ayaa Maanta Ka Dhacay Magalada Muqdisho (Sawiro)

Waxaa maalmahaan waxgaradka beesha Biimaal magaalada Muqdisho uga socday Shirar hurudhac u ah shirweyne Wadataahi oo dhowaan beeshan ay ku yeelan doonto Magaalada Muqdisho.

Shir maanta ay kasoo qeyb galeen Wasiiro, Xildhibaano, Odayaal dhaqameed, Siyaasiyiin, Aqoonyahaanno iyo mas’uuliyiin Ka socdo Jaaliyadaha dalka dibadiisa ku maqan ayaa waxa lagu qabtey magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Waxaa kulankii maanta goobjoog ku ahaa Wasiirka Kalluumeysiga & Kheyraadka Badda Dowladda Goboleedka Jubbaland Ibraahim Baajuuni, Wasiirka Diinta & Awqaafta Axmed Macallin Barre, Xildhibaan Axmed Nadiir, Nabadoon Awyare Abshirow oo ka mid ah Saxiixayaasha Beesha ee soo dhisey Baarlamaanka dowladihii kala duwaanaa ee dalka

Kulanka beesha Biimaal Kulanka beesha Biimaal0 Kulanka beesha Biimaal1 Kulanka beesha Biimaal2 Kulanka beesha Biimaal3 Kulanka beesha Biimaal4 Kulanka beesha Biimaal5 Kulanka beesha Biimaal6 Kulanka beesha Biimaal7

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here