Dhageyso Xiisad Dagaal Weli Ka Taagan Degmada Xeraale Ee Gobolka Galgaduud

Wararka laga helayo degmada xeraalle ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ay dib usoo laabatay xiisadii u dhaxeysay maleeshiyaadkii kala taabacsanaa maamulada Ahlusunna iyo Galmudug.

Nabadoon Ciise Lugeey oo ka mid ah waxgaradka ka soo jeeda degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in colaaddan mudo dheer soo jirtay isla markaasina ay ka dambeeyaan rag siyaasiyiin ah oo Muqdisho ku sugan.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here