Hooyada Dhashay Marxuum Cabbaas Siraaji Oo Ku Baaqday In La Fuliyo Xukunka Toogashada Ah Ee Lagu Riday Gacan-ku-dhiiglihii Dilay Wiilkeeda(Video)

Maamo Xaliimo Salaad Fiille oo ah hooyada dhashay marxuum Cabbaas Siraaji ayaa soo dhoweysay xukunka ay maxkamadda Sare ku riday gacan-ku-dhiiglihii dilay wiilkeeda oo ka tirsanaa ilaalada hanti-dhowrihii hore Nuur Faarax.

Cabbaas Siraaji ayaa ahaa Wasiirkii Howlaha Guud iyo Dib-dhiska dalka ee dowladda Federalka Soomaaliya, wuxuu ku soo barbaaray nolol adag isagoo ka mid ahaa Qaxootiga Soomaaliyeed ee ku noolaa Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab.

Hoos ka daawo Muuqaalka hooyo Xaliimo

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here