Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar Oo Booqasho Ku Joogo Deegaanada Maamul Goboleedka Jubbaland (Sawiro)

Waxaa shaley Hotel Aga ee magaalada Kismaayo ka dhacday munaasabad Aqoon isweydaarsi taasi oo uu khudbad qiimo badan uu ka jeediyey Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar.

Prof. Cabdi  Ismaaciil Samatar ayaa waxaa uu Maanta booqday deegaanka Goobweyn ee Gobolka Jubada Hoose isagoo halkaasi kula sheekeystay bulshada ku dhaqan deegaanadan.

Waxaa uu Prof. Samatar dhowrkii maalin ee la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Kismaayo ee xarunta KMG Jubbaland.

Xuquuqda Sawirada waxaa iska leh Wariye Xii:

Abdi Samatar Abdi Samatar1 Abdi Samatar2 Abdi Samatar3 Abdi Samatar4

 

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here