C/fataax Geeseey Oo Sheegay In Shariif Xasan Uu Siyaasadda Ku Fashilmay Isla Markaasina Ugu Baaqay Inuu Xilka Iska Casilo (Video)

Xildhibaano ka tirsan dowladda Federalka isla markaasina ka soo jeedo gobolada uu ka arimiyo maamulka K/Galbeed ayaa sheegay in madaxweynaha maamulka K/Galbeed Shariif Xasan uu ku fashilmay siyaasaddii lagu hogaamin lahaa maamulkaasi.

“Shariif Xasan wuxuu ku fashilmay dhinaca siyaasadda, Dastuurka maamulka K/Galbeed wuxuu qorayaa in madaxweynaha uu 30 cisho gudahooda ku soo magacaabo labo madaxweyne Kuxigeen, 3 sano ayuu jiraa maamulka K/Galbeed mana la soo dhisin madaxweyne kuxigeeno ..” ayuu yiri Xildhibaan C/fataax Geeseey oo horey u soo noqday Wasiirka Amniga maamulka K/Galbeed.

Hoos ka daawo hadalada xildhibaanada kacdoonka ku bilaabay Shariif Sakiin

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here