Dhageyso Abuu Mansuur Oo Ku Dhawaaqay Inuu Iskaga Baxay Kooxda Xagjirka Ah Ee Alshabaab(Sawiro)

Mukhtaar Roobwo Cali oo ku magac dheer “Abuu Mansuur” ayaa goor dhow  si rasmi ah ugu dhawaaqay  inuu isaga baxay kooxda Alshabaab isla markaasina fikirkaasi ka laabtay.

Shir jaraa’id oo Abuu Mansuur uu ku qabtay Hotelka City Palace ayuu ku shaaciyey in dowladda Soomaaliya si diiran u soo dhaweysay isla markaasina u fududeysay inuu ka soo baxsado kooxda mayalka adag ee ay adag tahay in qofkii mar lugaha la galo inuu ka soo baxsado.

Waxaa Abuu Mansuur dhinac yaalay Calanka Jamhuuriyada Soomaaliya marka uu hadalkan jeedinaayey taasi oo muujineyso in Abuu Mansuur ka laabtay fikirkii xagjirnimada ahaa ee Alshabaab.

Hoos ka dhageyso codka Abuu Mansuur

 

Roobow2 Roobow1

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here