Puntland Oo Caddeysay Mowqifkeeda Ku Aaddan Qalalaasaha Siyaasadeed Ee U Dhexeeyo Wadamada Khaliijka

Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta soo saaray qoraal ay ku caddeynayaan mowqifkooda ku aadan Qalalaasaha ka jiro dalalka Khaleejka.

Puntland ayaa waxay muujisay inay u janjeerto dalalka uu hogaaminaayo dalka Sacuudiga ee sida adag uga soo horjeedo siyaaasaddda dalka Qatar ee qaniga ku ah shidaalka.

Hoos ka akhriso Qoraalka Puntland soo saareen:

PL statement on Gulf Crisis

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here