Abuukaate Maxmed Abuukar Geytaano Oo Sheegay In Dagaalka Ka Jiro Magaalada Marka Uu U Dhexeeyaan Ciidamada Dowladda Iyo Maleeshiyada Kooxda Alshabaab Oo Waji Qabiil Adeegsanaayo (Video)

Garyaqaan Maxamed Abuukar Geytaano oo ka soo jeedo degmada Marka ayaa ka hadlay Dagaalada Ka Socdo Magaalada Marka Ee U Dhexeeyo maleeshiyada Alshabaab Iyo Ciidanka Dowladda Oo Kaashanaayo Dadka Deegaanka.

Wuxuu garyaqaan Geytaano sheegay in dagaalada degmada Marka ka soconayo ay u dhexeeyaan ciidamada dowladda oo kaashanaayo dadka deegaanka iyo maleeshiyada Alshabaab kuwaas oo doonayo inay si buuxdo u qabsadaan degmada Marka.

Hoos ka daawo Garyaqaan Geytaano oo qeexayo marxaladaha uu soo maray dagaalada ka socdo 6 sano gobolka Sh/hoose iyo sida shaatiga u bedelanayaan maleeshiyaadka Habargidir ee ka yimid gobolka Galgaduud.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here