Jeneral C/laahi Waafow Oo Gaaray Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay(Sawiro)

Gudoomiyaha degmada Lambar50 Jeneral C/laahi Waafow ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka K/Galbeed.

Jen Waafow oo saakey ka dhoofay garoonka diyaaradaha KM50 ayaa waxaa garoonka Shaati Gaduud ku soo dhaweeyey  xildhibaano uu ka mid yahay Xildhibaan Maxaad Maxamed Ciise iyo gudoomiyaha gobolka Sh/hoose Ibraahim Najax.

Waxaa magaalada Baydhabo ka dhacaayo qorshe dagaal oo maleeshiyada Alshabaab looga sifeynaayo sadexda gobol ee maamulka K/Galbeed ka kooban yahay iyadoo Jeneral Waafow uu hogaamin doono howlgallo Alshabaab looga sifeynaayo xeebaha gobolka Sh/hoose.

Hoos ka daawo Jeneral Waafow oo gaaray magaalada Baydhabo:

Waafow2 Waafow3 Waafow1

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here