Dowladda Federalka Oo Sheegtay In Hal Beel Kaliya Ay U Tartami Karto Xilka Madaxweynaha HirShabeelle

Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa taageertay go’aankii Baarlamaanka Maamulka HirShabeelle xilka uga tuureen madaxweynihii maamulkaasi Cali C/laahi Cosoble.

Xukuumadda Soomaaliya waxay qoraal rasmi ah ku sheegtay inay taageersan tahay talaabada uu ka qaaday Cali C/laahi Cosoble.

Beesha uu ka dhashay Cali C/laahi Cosoble oo si adag uga soo horjeesatay xil-ka-qaadistiisa ayaa hadda waxay heleen damaanad muujineyso in isla beesha Xawaadle noqon doonto madaxweynaha maamul goboleedka HirShabeelle.

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here