Wariye Raage Oomaar Oo Buug Uu Ka Qoray Dagaalkii Ciraaq Ku Soo Bandhigay Magaalada Hargeysa(Video)

TV-ga Horn Cable ayaa Maktabadda Wadaniga ah ee Magaalada Hargeysa ku qabtay barnaamij Ragga waxa qoro ay ku soo bandhigayaan buugaagta ay qoreen. 

Wariyaha caanka ah Raage Oomaar oo barnaamijkan lagu martiqaaday ayaa soo bandhigay Buug uu ka qoray dagaalkii Ciraaq oo uu ku magacaabay “Revolution Day – The Human Story of the Battle for Iraq “.

Hoos ka daawo Barnaamijka uu Wariye Raghe Oomaar uga sheekeynaayo buuggan uu ka qoray Ciraaq iyo arimo kale.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here