Gaadiid Dagaal Iyo Hub Casri Ah Oo Laga Dejiyey Dekedda Magaalada Kismaayo(Sawiro)

Waxaa shaley dekedda magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose laga soo dejiyey Gadiida dagaal kala duwan oo loogu talo galay ciidamada milateriga DF qeybta 43aad ee saldhiggooda yahay duleedka Kismaayo.

Gaadiidkan oo lagu rakibayo gantaalada  noocyadooda kala duwan ayaa loogu talo galay in maleeshiyada Alshabaab looga sifeeyo deegaanada Jubbaland ee weli gacanta ay ku hayaan kooxdan.

Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa dhowr jeer oo hore ka codsaday Madaxda ugu sareysa Dowlada Faderaalka Soomaaliya in ay qalabeeyaan Ciidamada Xooga Dalka ee isku dhafka ah kuwaa oo ku sugan Magaalada Kismaayo.

Hoos ka daawo

SNA Forces in Jubbaland SNA Forces in Jubbaland0 SNA Forces in Jubbaland1 SNA Forces in Jubbaland2 SNA Forces in Jubbaland3 SNA Forces in Jubbaland4 SNA Forces in Jubbaland5 SNA Forces in Jubbaland6 SNA Forces in Jubbaland7 SNA Forces in Jubbaland8 SNA Forces in Jubbaland9 SNA Forces in Jubbaland10 SNA Forces in Jubbaland11 SNA Forces in Jubbaland12G

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here