Dhageyso Xildhibaan Xuseen Cali Xaaji Oo Ka Warbixiyey Weerarkii Lagu Qaaday Gaarigiisa

Senator Xuseen Cali Xaaji oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka dalka Soomaaliya ayaa maanta gaarigiisa lagu Weeraray magaalada Muqdisho.

Mudane Xuseen Cali Xaaji oo la hadlay warbaahinta Radio Danan ayaa sheegay in Saakay Kooxo hubeysan ay Weerareen Gaarigiisa oo maraayey Agagaarka Isbitaalka Digfeer.

Waxaa uu sheegay Senatorka in weerarkaasi ay dhawantay Gabar uu adeer u yahay oo xanuunsaneyd iyo Darawalkii Gaariga kaxeynaayey.

Hoos ka dhageyso codka Xildhibaan Xuseen Cali Xaaji

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here