Daawo Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Sheegay In Ururada Alshabaab Iyo ONLF Ay Argagaxiso Yihiin(Video)

Waxay dhowaan Golaha Wasiirada dowladda federalka Soomaaliya ay isku raaceen in Ururka ONLF iyo saraakiishooda ay yihiin argagaxiso dhibaato ku hayso xasiloonida gobolka geeska Afrika.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa horey u shaaciyey in ururada Alshabaab iyo ONLF ay isku mid yihiin.

“UBBO(ONLF) iyo Shabaab iyo UGUS waxba isma dhaamaan, dhammaantooda waa argagaxiso” ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamed.

Siyaasiyiin mucaarad ku ah dowladda madaxweyne Farmaajo isla markaasina xubno firfircoon ka ahaa dowladdii Xasan Shekh Maxamuud ayaa madaxda dowladda federalka ee xiligan jirto ku tilmaamay inay gashay khiyaano qaran.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here