Akhriso Baarlamaanka Federalka Soomaaliya Oo Gudi U Saaray Arinta C/kariin Qalbi-dhagax

Baarlamaanka Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa maanta gudi u saaray arinta  C/kariim Qalbi-dhagax ee dhowaan dowladda federalka ay u dhiibtay dowladda dhexe ee Ethiopia.

Arinta sarkaalkan oo Jabhadda ONLF ka tirsanaa ayaa noqotay arin ay si weyn u buunbuuniyeen mucaaradka dowladda Somalia iyagoo shacabka marin habaabiyey.

Dowladda Federalka ayaa sheegtay in C/kariin Qalbi-dhagax uu ku lug lahaa falal liddi ku ah amniga shacabka Soomaaliya iyo guud ahaan amniga gobolka geeska Afrika.

Hoos ka akhriso gudiga loo xilsaaray arinta sarkaalkan:

Arinta Qalbi Dhagax Arinta Qalbi Dhagax1

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here