Akhriso Maamulka K/Galbeed Oo Taageeray Isbaheysiga Dowladda Sacuudiga Hogaamiyo Islmarkaana Xiriirka U Jaray Dalka Qadar

Maamulka Koofur Galbeed ayaa maanta qoraal uu soo saaray xiriirka ugu jaray dowladda Qatar isla markaasina taageeray isbaheysiga uu hoggaamiyo Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta.

Qoraalka oo ku qornaa afka English ayaa  ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, waxaana lagu sheegay in Maamulka Koofur Galbeed uu garab taagan yahay isbaheysiga Sacuudiga iyo Imaaraadka Carabta.

Hadaba hoos ka akhriso qoraalka

southwest State Press Release southwest State Press Release1

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here