Seminaar Lagu Baranaayo Horumarinta Deegaanka Oo Loo Furay Qaar Ka Mid Ah Madaxda Degmooyinka Gobolka Sh/hoose(Sawiro)

Waxaan shaley qaar ka mid ah madaxda maamulada degmooyinka ka tirsan gobolka Sh.hoose loo qabtay Seminaar lagu baranaayo Maamul wanaagga iyo horumarinta deegaanada.

Seminaarka shaley u furmay maamulada degmooyinkan ayaa waxaa ka faa√§ideysanaayo gudoomiyeyaasha degmooyinka Kurtunwaarey, Sablaale iyo Awdheegle, wuxuuna socon doonaa muddo sadex maalin ah.¬†Waxaa barnaamijkan maalgelinaayo hay’adaha Qaramada Midoobey oo soo marsiiyey Wasaaradda Arimaha Gudaha maamulka K/Galbeed.

Gudoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Najax oo daahfuray seminarkan ayaa sheegay in dhowaan degmooyinka kale ee gobolka Sh/hoose ay iyagana qaadan doonaan Seminaaro noocaan ah.

Hoos ka daawo sawirada madaxdii ka qayb gashay furitaanka Seminaarka

Degmooyinka Koonfur Galbed Degmooyinka Koonfur Galbed0 Degmooyinka Koonfur Galbed1 Degmooyinka Koonfur Galbed3 Degmooyinka Koonfur Galbed4 Degmooyinka Koonfur Galbed5 Degmooyinka Koonfur Galbed6

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here