Madaxweynaha Jubbaland Oo Kormeeray Beero Ku Yaallo Gobolka Gedo(Sawiro)

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaan(Axmed Madoobe) oo maalmahaan socdaal shaqo ku maraayo gobolka Gedo ayaa soo kormeeray dhul beereed ku yaallo degmooyin ka tirsan gobolka Gedo.

Madaxweynaha ayaa dhiiri gelin u sameeyey beeraleyda gobolka Gedo isagoo u balan qaaday in qalab lagu horumariyo beeraha uu dhowaan soo gaarsiin doono dhammaan deegaanada Jubbaland.

Deegaanada Jubbaland ayaa ka mid ah kuwa ugu wax-soo-saarka badan gobolada Soomaaliya.

Beeraha Gedo Beeraha Gedo1 Beeraha Gedo2 Beeraha Gedo3 Beeraha Gedo4 Beeraha Gedo5 Beeraha Gedo6 Beeraha Gedo7 Beeraha Gedo8 Beeraha Gedo9

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here