Gudoomiyihii Hore Ee Bankiga Dhexe Ee Somalia Yussur Abrar Oo Lagu Marti Galiyey Barnaajika Xasuus Reeb Ee Horn Cable Tv(Video)

Gudoomiyihii hore ee Bankiga dhexe ee Somalia Yussur Aadan Abraar ayaa waxay wareysi dhinacyo badan taabanayo siisay Horn Cable Tv gaar ahaan barnaamijka Xasuus-reeb.

Yussur Abrar ayaa mudd kooban ka shaqeysay Bankiga dhexe Ee Somalia kadibna wey iskaga carartay iyadoo markaasi sheegtay in lagu cadaadiyey in qaab musuq ah u fasaxdo lacag Soomaaliya Bankiga Aduunka u taalay.

Hoos ka daawo Yussur oo ka warbixineyso xaaladeed nololeed.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here