Madaxweynaha Dalka Sudan Oo Banaanka U Soo Baxay Daqiiqado Kadib Markii Cunaqabateynta Laga Qaaday Dalkiisa(Video)

Waxaa shaley dalka Sudan laga qaadey Cunaqabateyntii Mareykanka dalkaasi saaray 20 sano ka hor. Madaxweynaha dalka Sudan ayaa Kumanaan ka mid ah shacabka dalkiisa la wadaagay farxadda cunaqabateynta laga qaaday dalkooda.

Hoos ka daawo muuqaalka Madaxweyne Albashiir nus saac kadib cunaqabateynta markii la qaaday isagoo banaanka u soo baxay, waxaa muuqaalkan baahiyey Telefishanka Qaranka Sudan:

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here