Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federalka Somalia Ayaa La Kulmay Madaxa Bankiga Horumarinta Afrika(Sawiro)

Wasiirka Maaliyadda dowladda federalka Soomaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Bayle oo ku sugan Magaalada Washington ee Dalka Mareykanka ayaa la kulmay madaxda Bankiga Hormarinta Afrika, wuxuuna kala hadlay horumarada iyo Caqabadaha Dhaqaale ee dalka Soomaaliya.

Dr. Bayle oo hadda ah Wasiirka Maaliyadda DF ayaa horey u soo noqday madaxa Bankiga Horumarinta Afrika.

Hoos ka daawo Sawirada Kulanka:

Dr Bayleh in Washington Dr Bayleh in Washington1 Dr Bayleh in Washington2 Dr Bayleh in Washington3 Dr Bayleh in Washington4 Dr Bayleh in Washington5

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here