Dayactir Lagu Bilaabay Goobihii Ganacsi Ee Ku Burburay Qaraxii Isgoyska SOOBE(Sawiro)

Waxaa dayactir lagu bilaabay dhismeyaashii ku burburay qaraxii afar maalin ka hor ka dhacya Isboyska SOOBE ee magaaladda Muqdisho.

Qaraxaasi oo la sheegay in lagu fuliyey gaari cidan oo ah nooca Soomaalida u taqaano BG ama TM ayaa lagu soo diyaariyey deegaanka Ceelasha Biyaha oo ay ku xooggan yihiin maleeshiyada Alshabaab. Waxaa ku geeriyooday qaraxaasi 500 qof.

Hoos ka daawo Sawiro laga soo qaaday goobihii qaraxa ku burburay oo durbadiiba dayactir lagu bilaabay:

dhismo cusub Zoobe dhismo cusub Zoobe1

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here