Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federalka Ayaa Booqday Isgoyska Zoobe Oo Dayactir Lagu Bilaabay(Sawiro)

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federalka Soomaaliya C/raxmaan Bayleh oo maanta Muqdisho dib ugu soo laabtay ayaa booqday Isgoyska KM5 (Zoobe) oo 14kii Bishaan uu ka dhacay Qarix culus oo dad badan ay ku dhamaadeen.

Waxaa Wasiirka la socday gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Taabit Cabdi.

Isgoyska Zoobe iyo Goobihii ganacsiga ee qaraxa ku burburay ayaa dayactir lagu bilaabay kadib markii ay ku burbureen qaraxii dhacay.

Hoos ka daawo booqashada Wasiirka:

Maaliyadda2 Maaliyadda Maaliyadda1

dhismo cusub Zoobe1 dhismo cusub Zoobe

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here