Akhriso: Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada Oo Soo Saaray Qoraal Ay Ku Difaacayaan Madaxweyneyaasha K/Galbeed Iyo GalMudug

Qoraal ka soo baxay Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada oo dhowaan lagu dhisay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dowladda Federalka ay khatar ku tahay hannaanka Federaleynta Soomaaliya.

Golaha waxaa uu sheegay in xukuumadda Federalka ay wado qorshe xilka looga tuuraayo Madaxweynayaasha Galmudug iyo Koofur Galbeed.

Waxaa ka jiro deegaanada maamulada K/Galbeed iyo GalMudug xasrado siyaasadeed oo ay wadaan xildhibaano ka soo jeedo deegaanadaasi oo aminsan in maamuladani ay curyaamiyeen horumarinta deegaanadooda isla markaasin doonayo inay hogaanka bedelaan.

Haddaba hoos ka akhriso qoraalka ay soo saareen.

Qoraalka Maamul Goboleedyada

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here