Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federalka Oo Shir Gudoomiyey Gudiga Maareynta Deymaha Dalka(Sawiro)

Wasiirka Wasaarada Maaliyadda dowladda Soomaaliya Dr. C/Raxmaan Bayleh ayaa maanta shir gudoomiyay kulan dhexmaray Gudiga Maareyinta Deymaha Dalka ee Gudaha.

Shirkaan ayaa looga hadlay qaabka ugu fudud ee DFS ay ku bixin karto Deymaha looga leeyahay gudaha Dalka.

Hoos ka daawo Sawirada

Dr Beyle Dr Beyle2 Dr Beyle3 Dr Beyle4 Dr Beyle5

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here