Dhageyso Ra’iisulwasaare Xasan Cali Kheyre Oo Khudbad Xasaasi Ah Ka Jeediyey Xafladdii Lagu Caleema Saarayey Madaxweynaha HirShabelle

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta khudbad qiimo badan ka jeediyay maanta xafladdii lagu caleema saarayay Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle.

Ra’iisulwasaare Kheyre ayaa si qoto dheer uga hadlaayo ajandayaasha loogaga hadlayo kulanka uu Madaxweyne Farmaajo ku martiqaaday Madaxda dowlad goboleedyada dalka.

 

 

Hoos ka dhagayso Khudbada ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre oo dhamaystiran.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here