Madaxweynaha HirShabeelle Oo Si Heer Sare Ah Loo Caleemo Saaray(Sawiro)

Waxaa maanta magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Sh/dhexe lagu caleemo saaray madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare.

Waxaa Xaflada caleemasaarka ka qeybgalay ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre, Madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka, guddoomiyaha Aqalka Sare, Wasiiro, xildhibaano, wakiilka QM, wakiil ka socday Midowga Afrika, Safiirka Turkiga ee Soomaaliya iyo Marti sharaf kale duwan.

Hoos ka daawo xafladda caleemo saarka iyo mas’uuliyiintii ka soo qeyb gashay.

 

Caleemo saar0 Caleemo saar1 Caleemo saar2 Caleemo saar3 Caleemo saar4 Caleemo saar5 Caleemo saar6 Caleemo saar7 Caleemo saar8 Caleemo saar9

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here