Hogaamiyeyaasha Gobolka Xeebta Dalka Kenya Oo Ku Dhawaaqay Inay Ka Go’ayaan Dalka Kenya(Video)

Hogaamiyeyaasha 18 kamid ah gobolka xeebta ee dalka Kenya isla markaasina uu horkacayo barasaabka magaalada Mombasa Ali Xasan Jooho ayaa shaley ku dhawaaqay inay ka go’ayaan dalka Kenya.

Hogaamiyeyaasha gobolka ayaa go’aanka ay qaateen sabab uga dhigay cadaalad xumo soo jireen ah oo xukumadihii dalka Kenya soo maray ay kula kaceen shacabka ku dhaqan gobolka xeebta dalka Kenya.

Hoos ka daawo hogaamiyeyaasha oo shir jaraa’id ka hadlaayo

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here