Dhageyso Danjire Michael Keating Oo Sheegay In Dowladda Madaxweyne Farmaajo Ay Ka Fursad Iyo Shacbiyad Badan Tahay Dowladihii Hore

Ergayga gaarka ah ee xoghayaha Qaramada midoobay u qaabilsan Arimaha soomaaliya danjire Michael Keating ayaa ka hadlay rajada ay ka qabaan inuu dhaqan galo heshiisikii dhex maray madaxda DF iyo maamul goboleedyada ka jira dalka ee ka dhacay muqdisho.

Danjire Michael Keating ayaa sheegay inay Soomaaliya ka qabaan rajo aad u weyn isla markaasina waxa uu tilmaamay in dawlada uu madaxweynaha ka yahay Maxamed C/laahi farmaajo ay haysato fursado ay ku dhaqan gelin karto qodobada ay la saxiixatay maamulada halka dawladii hore ay ku furnaayeen kacdoono siyaasadeed.

Ugu dambeyntii danjire Michael Keating ayaa shacabka soomaaliyeed iyo dawaladdooda ugu baaqay inay ka faa’ideestaan fursadaha qaaliga ah ee maanta ay haystaan.

Hoos ka Dhageyso

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here