Sadexda Musharax Ee U Tartamaysa Doorashada Madaxweynaha Somaliland Oo Codkooda Dhiibtay(Video)

Doorashada Madaxtinimada Somaliland ayaa si habsami leh u socoto dhammaan degmooyinka iyo gobolada Somaliland iyadoo shacab badan ay isku soo baxeen si codkooda ay u siiyaan musharaxii ay doonayaan.

Sadexda murashax Feysal Cali Waraabe, C/raxmaan Cirro iyo Muuse Biixi ayaa codkooda dhiibtay isla markaasina muujiyey dareen farxadeed.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here