Daawo Warbixin Laga Diyaariyey Doorashooyinkii Somaliland Ay Soo Martay Sanadihii 2001-dii Ilaa 2012(Video)

Somaliland waxay sanadihii la soo dhaafay soo martay doorashooyin xur iyo xalaal ah kuwaasoo lagu dooranaayey madaxweyne iyo gudoomiyaha Golaha Guurtida.

Somaliland waxaa soo martay ilaa 4 madaxweyne oo dhammaantoodaba si weyn uga qeyb qaatay inay Somaliland noqoto mid sii jirto.

Haddaba hoos ka daawo warbixinta oo uu diyaariyey SAAB TV.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here