Wasiirka Maaliyadda Dr. C/raxmaan Beyleh Oo Ka Qeyb Galay Barnaamijka Ololaha Wacyi Gelinta Canshuuraha Dalka(Sawiro)

Wasiirka Maaliyadda DFS Dr. C/raxmaan Ducaale Bayleh ayaa Maanta ka qeyb galay Barnaamishka Ololaha Wacyi Galinta Canshuurta Dalka oo si toos ah looga daawanayay Tv-ga Qaranka Soomaaliyeed SNTV Caalamka oo idil.

Marti sharafta ka qeybgashay kulanka ayaa waxa ay su’aalo weydiinayeen Wasiirka, Wasiir-kuxigeenka,Agaasimaha guud ee Dakhliga iyo Agaasimaha Canshuuraha Barriga.

“Waxay ahayd sharaf weyn in la bilaabo ololaha wacyi gelinta canshuurta Qaranka maanta. Abuuritaanka dakhliga gudaha ayaa muhiim u ah horumarka Qaranka. Aan dhisno dalkeena si sharaf iyo wadnimo leh” ayuu yiri Dr. C/raxmaan Ducaale Bayleh.

Dr Beyleh Dr Beyleh1 Dr Beyleh2 Dr Beyleh3 Dr Beyleh4 Dr Beyleh5 Dr Beyleh6 Dr Beyleh7 Dr Beyleh8

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here