Madaxweynaha La Doortay Ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Musharraxii Doorashada Looga Adkaaday C/raxmaan Cirro Oo Kulmay(Video)

Madaxweynaha la doortay ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta kulan la qaatay musharraxii Xisbiga Mucaaradka WADANI C/raxmaan C/raxmaan Cirro oo ahaa musharaxii tartanka adag la galay Muuse Biixi.

Labada mas’uul oo faraxsan ayaa kaftan siyaasadeed ku saabsan doorashadii Somaliland is dhaafsaday.

Haddaba hoos ka daawo kulanka iyo is marxabeynta

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here