Gudoomiyaha Baarlamaanada Dalka Jabuuti Iyo Wafdi Uu Hogaaminaayo Oo Maanta Gaaray Magaalada Beledweyne(Sawiro)

Gudoomiyaha baarlamaanka dalka Jabuuti Maxamed Cali Xaamud oo shaley booqasho ku yimid magaalada Muqdisho ayaa maanta waxaa uu u safray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan halkaasi oo ay ka howlgalaan ciidamada dalka Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM.

Waxaamas’uulkan socdaalka Beledweyne ku wehelinaayo gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Jawaari.

Labada Guddoomiye ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare, Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Saraakiil ka tirsan AMISOM.

jib parliament and somali parliament jib parliament and somali parliament1 jib parliament and somali parliament2 jib parliament and somali parliament3 jib parliament and somali parliament4 jib parliament and somali parliament5 jib parliament and somali parliament6 jib parliament and somali parliament7 jib parliament and somali parliament8 jib parliament and somali parliament9 jib parliament and somali parliament10

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here