Howlaha Ay Qabtaan Ciidamada Dowladda Ingiriiska Ka Joogo Somalia Oo La Sharaxay(Video)

Ciidamada dowladda Ingiriiska ka joogo Somalia oo aan la garaneynin tiradooda rasmiga ah ayaa la shaaciyey sida ay uga qeyb qaataan hannaanka nabad ku soo dabaalidda dalka Somalia.

Kaptan Poppleton oo ka tirsan saraakiisha hormuudka u ah ciidamada Britishka ee Somalia ka howlgalo ayaa sheegay inay tababaraan ciidamada Soomaaliya isla markaasina ay farsamooyinkooda dagaalka ay la wadaagaan ciidamada midowga Afrika ka joogo Somalia ee AMISOM.

Hoos ka daawo sharaxaad laga bixinaayo sida ciidamada Ingriiska u caawiyaan somalia.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here