Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Muuse Biixi Oo Sheegay Inuu Ku Faanaayo Somalinimada(Video)

Madaxweynaha cusub ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad xasaasi ah oo uu kaga hadlaayo mowqofkiisa ku saabsan SOOMAALIWEYN.

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay inuu ku faanaayo Soomaalinimada isagoo ku nuuxnuusaday inuu doonayo in Somaliland iyo Somalia ay haboon tahay in midba si gaar ah loo soo dhiso si ay isku caawiyaan.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here