Golaha Wasiirada Maamul Goboleedka Hirshabeelle Oo La Magacaabay(Akhriso)

Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta soo magacaabay gole wasiiro oo ka kooban 57 xubin oo isugu jiro Wasiiro, Wasiir Kuxigeeno iyo Wasiiro dowleyaal.

Mas’uuliyiinta la magacaabay oo qaarkood horey uga tirsanaa golaha wasiirada hogaamiyihii Cali Cosoble waxay ka kooban yihiinl 20 wasiir 20 wasiir ku xigeen iyo 17 Wasiiru dowleyaal.

Hoos ka akhriso Nuqul ka mid ah golaha wasiirada Hirshabeelle ee maanta la magacaabay.

Hir1 Hir2 Hir3

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here