Siyaasi Salaad Cali Jeelle Oo Sheegay Inuu Si Mutadawacnimo Ah Kula Shaqeeyo Dowladda Federalka(Video)

Siyaasiga Salaad Cali jeelle oo ka mid ahaa siyaasiyiintii isbedel doonka ahaa isla markaasina sida adag u taageersan siyaasadda iyo dowladda madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay inuu xiligan si mutadawacnimmo ah kula shaqeeyo dowladda federalka Soomaaliya.

Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in dowladdii Xasan Sheekh Maxamuud ay ahayd dowlad barbaarineyso argagaxiso isla markaasina daacad aysan ka ahayn hadaladii afka ay ka sheegi jirtay.

Hoos ka daawo Wareysiga Salaad Cali Jeelle

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here