Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe Oo Maanta Soo Gaaray Magaalada Muqdisho(Sawiro)

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka Soomaaliya.

Waxaa wafdiga madaxweyne Axmed Madoobe soo dhaweeyey Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federalka iyo Masuuliyiin kala duwan.

Wararka soo baxaayo waxay sheegayaan in Madaxweyne Axmed Madoobe uu Muqdisho u yimid ka qayb galka shirka Amniga Qaranka oo dhawaan lagu qaban doono Caasimada dalka Soomaaliya.

 

Axmed Madoobe Axmed Madoobe1 Axmed Madoobe2 Axmed Madoobe3 Axmed Madoobe4 Axmed Madoobe5

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here