Madaxweyne Axmed Siilaanyo Oo Ka Guuray Qasriga Madaxtooyada Somaliland(Video)

Madaxtooyada Somaliland ayaa xaqiijisay in madaxweynaha Somaliland uu ka guuray madaxtooyada Somaliland. Arintan waxay ka dhigan tahay in madaxweynaha cusub uu dhowaan soo degi doono madaxtooyada.

Somaliland waxaa bishii la soo dhaafay lagu qabtay Doorashooyin madaxtinimo xur oo xalaal ah taasi oo madaxweyne loogu doortay Muuse Biixi Cabdi.

Hoos ka daawo madaxtooyada oo arintan xaqiijisay:

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here