Sheekh Nuur Baaruud Oo Si Adag U Weeraray Xildhibaano Tiro Yar Oo Laaluush Ku Soo Qaatay Burburinta Dowladda Federalka Soomaaliya(Video)

Shiikh Nuur Baaruud Gurxan oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed kuwa ugu caansan ayaa si adag  u difaacay jiritaanka dowladda federalka Soomaaliya iyo madaxdeeda isla markaasina si adag ula hadlay kooxaha amniga dalka khalkhalka gelinaayo.

sheekh Nuur wuxuu si gaar ah weerarka ah ugu qaaday xildhibaano tiro yar oo uu sheegay inay Laaluush ku soo qaateen inay ummadda Soomaaliyeed mugdi geliyaan.

Hoos ka daawo kalimad uu Sheekh Nuur Baaruud xaley ka heediyey Munaasabad xaley xukuumadda Soomaaliya ay ku soo bandhigeysay waxqabadkeeda.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here