Wajiga 2aad Ee Shirka Amniga Qaranka Soomaaliya Oo Maanta Ka Dhacay Xerada Ciidamada Xalane(Sawiro)

Madaxweynaha dowladda federalka Somaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa shaley daah furay wajiga 1aad ee Shirka Amniga Qaranka Soomaaliya, waxaana ka qaybgalaya Shirka madaxda dowlad Goboledyada iyo Xubnaha Beesha caalamka ee dowladda taageerada tooska ah siiyo.

Waxaa maanta wajiga 2aad ee Shirka Amniga lagu qabtay Xerada ciidamada ee Xalane halkaas oo ay ku sugan yihiinn inta badan hey’adaha ajaanibta ee taageerada siiyo dowladda Soomaaliya.

 

Ammaanka Magaalada Muqdisho ayaa si wayn loo adkeeyay maanta, waxaana wadooyinka Magaalada dhan la dhigay ciidamada ammaanka.

Shirka Amniga Soomaaliya - Xalane Shirka Amniga Soomaaliya - Xalane1 Shirka Amniga Soomaaliya - Xalane2
SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here