Dowladaha Somalia Iyo Mareykanka Oo Ku Heshiiyey Maalgelinta 300 Maylan Dollar(Video)

Dawladaha Soomaaliya iyo dalka Mareykanka ayaa ku heshiiyey maalgelinta 300 malyan dollar oo ay dowladda Mareykanka ku bixineyso horumarinta Soomaaliya gaar ahaan dhanka ammaanka.

Hoos ka daawo Ra’iisulwasaaraha oo dhanka Soomaaliya u saxiixay heshiiskan ayaa warbaahinta uga warbixiyey arintaasi.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here