Wasiirka Maaliyadda Oo Maanta Saxiixay Heshiis Maalgelin Oo Ay Kala Saxiixdeen Soomaaliya Iyo Mareykanka(Sawiro)

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Heshiis taariikhi ah la gashay Dowladda Mareykanka mudo 30 sano ah kadib.

Heshiiskaan oo ku kacaya ku dhawaan $300 oo milyaan oo Dollar ayaa waxa wax looga qaban doonaa arimaha Caafimaadka, Waxbarasha iyo hormarinta dhaqaalaha Dalka.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Abdirahman Dualeh Beileh ayaa Qeybka ahaa Saxiixayaasha heshiiskaan oo uu kala qeybgalay Wasiirka Qorsheynta Mudane Jamaal Mohamed Hassan islamarkaan Korjoog uu ka ahaa R/wasaaraha Soomaaliya Somali PM, Xassan Cali Kheyre.

Wasiirka Maaliyadda5 Wasiirka Maaliyadda4 Wasiirka Maaliyadda3 Wasiirka Maaliyadda2 Wasiirka Maaliyadda1 Wasiirka Maaliyadda

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here