GalMudug Iyo Kooxda Ahlusunna Oo Kala Saxiixday Heshiis Qodobada Ku Jiro Ay Jid Cusub U Furaayaan Maamul Goboleedyada Kale Ee Dalka(Akhriso)

Kooxda Ahlu Sunna ee gobolada Galgaduud iyo maamulka GalMudug ayaa goordhow heshiis rasmi ah kala saxiixday Villa Somalia.

Heshiiskan oo ka koobnaa 14 qodob ayaa waxaa goob joog ka ahaa madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo qaar ka mid ah golaha wasiiradda ee xukuumadda Federaalka Somalia.

Heshiiskan wuxuu waddo cusub u jiheynayaa maamul goboleedyada Soomaaliya maadaama uu noqonaayo maamulka GalMudug maalul goboledkii ugu horreeyey ee yeesho Ra’iisulwasaare, wuxuuna noqonayaa Ra’iisulwasaaraha Ahlusunna hogaamiye Sheekh Shaakir.

Arintan ayaa ah mid ku cusub maamul goboleedyada Soomaaliya oo aan horey u laheynin Ra’iisulwasaare, waxaa laga yaabaa in maamul goboleedyada ay sameysan doonaan Ra’iisulwasaare.

Halkan hoose ka aqriso qodobada 14-ka ah ee lagu heshiiyey.

GALMUDUG and ASWJ GALMUDUG and ASWJ1

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here