Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Oo Ka Warbixiyey Natiijada Ka Soo Baxday Shirkii Amniga Qaranka(Video)

Shirkii amniga qaranka Soomaaliya looga hadlaayey ee ka socday magaalada Muqdisho ayaa soo gabagaboobey, waxaana laga soo saaray warmurtiyeed uu warbaahinta u akhriyay wasiirka warfaafinta dawladda federaalka Soomaaliya Eng Cabdiraxmaan Yariisow.

Wuxuu Shirkan socday mudo maalmo ah iyadoo ay ka qeyb galeen Madaxweynaha Soomaaliya, Ra’iisul wasaaraha dalka iyo ku xigeenkiisa, madaxweynayaasha maamul gobolleedyada iyo mas’uuliyiin kale oo Soomaali iyo Ajaanib ka kooban.

Hoos ka daawo wasiirka warfaafinta:

 

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here