Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Khudbad Afka Xabashida Ah Ku Baxday Ka Jeediyey Xuska Maalinta Qowmiyadaha Itoobiya(Video)

Waxaa magaalada Semera ee gobolka Cafarka ee dalka Itoobiya lagu qabtay xuska maalinta Qowmiyadaha dalka Itoobiya.

Waxaa lagu martiqaaday munaasabaddan madaxda qaaradda Afrika. Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo ka qeyb galayey munaasabaddan ayaa khudbad ka jeediyey isagoo ku hadlay afka Xabashida iyo Cafarta.

Hoos ka daawo khudbadda madaxweyne Geelle:

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here