Dhageyso Ciidamo Diidan Inay Ka Amar Qaataan W. Gaashaandhigga Ayaa Isbaarooyin Badan Soo Dhigtay Wadada Isku Xirto Afgooye Iyo Muqdisho

Wadada isku xirta degmada Afgooye iyo magaalada Muqdisho oo ah wadada qudaarta loo soo mariyo magaalada Muqdisho ayaa maanta xirneyd kadib markii maleeshiyaad ka tirsan Qeybta 12ka April ay soo dhigteen isbaarooyin tiro badan.

Darawalada gaadiidka ayaa go’aansaday inay gawaarida iska dhigaan oo shaqo joojin sameeyaan isla markaasina cabasho ka dhan ah ciidamadan u diraan madaxda dowladda federalka.

Hoos ka dhageyso codka darawalada gaadiidka iskaga kala goosho Muqdisho iyo Afgooye oo cabanaayo

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here